18MayNews.com
Jaah Wareer Ka Dhashay Lacag Lixdan Kun Ah Oo Hay’adda GIZ Ugu Deeqday Wasaarada Caafimaadka Somaliland + Laba Wiig Gudohood Oo Konton Kun Oo Dolar La Kharash Gareeyay Iyo Agaasime Waaxeedyo Hal Dabo La Isu Casilay [Xog Sir Ah Oo LA Helay]
August 12, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Jaah Wareer Ka Dhashay Lacag Lixdan Kun Ah Oo Hay’adda GIZ Ugu Deeqday Wasaarada Caafimaadka Somaliland + Laba Wiig Gudohood Oo Konton Kun Oo Dolar La Kharash Gareeyay Iyo Agaasime Waaxeedyo Hal Dabo La Isu Casilay [Xog Sir Ah Oo LA Helay]

Jaah Wareer Ka Dhashay Lacag Lixdan Kun Ah Oo Hay’adda GIZ Ugu Deeqday Wasaarada Caafimaadka Somaliland + Laba Wiig Gudohood Oo Konton Kun Oo Dolar La Kharash Gareeyay Iyo Agaasime Waaxeedyo Hal Dabo La Isu Casilay [Xog Sir Ah Oo LA Helay]

#Lacag_tiradeedu dhan tahey 60 000 dollar ayaa haayada #GIZ ku shubtey dhawr bilood ka hor #account wasaarada caafimaadka wakhti wasiir hore cafimadku xanuunsanayey #Drhasan_Ismail.
Mudo 5bilood ayey lacagtaas account wasaarada iska jirtey haayada GIZ wax xisaab celina ayna ka helin wasarada, caafimaadka Waxaana loogu talo galey mudo 6bilood lacagtaas adeegyada caafimaadka lagaga shaqeeyo laguna kabo dhaqaalaha kale wasarada.

Haayada GIZ wakhtiga ay uqabtey xisaab celinta markii lagaa dhey ayaa lagu baraarugey lacagta mesha iska taala , agaasimaha Guud caafimaadka ayaa amarku bixiyey agaasime waaxeedyada ay khuseysey in lacagtaas 60kun dollar, la isticmaalo 3todobaad gudahood, waxey agaasime waaxedyadu la wadaageen ineyna suurtogal aheyn sidaas lacagtaas hayada leh loogu ceeliyo intey khasaari laheyd mar hadaan qorshe cad loo sameyn.

Agaasimaha guud waxa marlabaad u tagey saaxibkii hore ugu magacaabey agaasime waaxeedka qorsheynta wasarada caafimaadka kuna yidhi lacagtaas mudadaas koban halagu isticmaalo hana laga saaro account wasarada caafimaadka Sland, isna kama diidin ileyl waa qurba joog xariifa yaqaana sida warqadaha loo buuxbuuxiyo qorshena ay wada wataan #agaasimaha_guud.

2Todobaad gudahood ayaa lagu saarey 50kun dollar dhamaana waxa lagu qabtey kulamo (meeting & Trainings) magaalada hargeysa ka dhacey 10kun dollar waxa la isla qaatey in haayada lagu celiyo. Kulan kasta marka laqabto 2000 ilaa 5000 dollar inta udhaxeysa ayaa dulsaar ahaa sigaarana jeebka agaasimaha & inta ku xeeran ku dhaceysey, Halkaas markey mareyso admin and finance ka wasaarada caafimadka waa is casiley waxa uuna ka biyo diidey qaabka lacagtaas loo saarayo hadii mustqbalka #Audit wasarada soo galana ku xidhmayo madaama uu saxeex ku lee yahey masuuliyadisana tahey inuu hubiyaa hubka loo saarayo loona isticmaalayo lacagta lakin agaasimaha hab aan cadeyn xalaalna aheyn,

#Admin_and_finance ka hada is casiley Mudo laba sano ah waa masuulki sadexad ee soomara wasarada caafimadka, midba sobab ayuu kaga tageyey shaqada lana xidhiidha agaasimaha guud. hadeerna waa banaan yahey boskaas (admin & finaance), dhamaantood agaasime waxeedyadaasi waxey ka cabanayaan agaasimaha guud, mid wasiirada soo marey wasarada wax ka sheeganaya Majiro.

#Deeqbixiyaasha caalamiga ah sida #EU yada iyo dawladaha gaarka ah waxey somaliland ka caawiya adeegyada caafimadka lacag badena waa ku bixiyan, Marhadeyna bulshada loogu talo galey gaadhin dad gaarana jeebkooda ku dhaceyso, 2019 Hadey wax is badeli wayaan waxaan la xodhiidhi donaa deeq bixiyasha waana igu wara midonaa si ay lacagta cashuurta dadkooda u heystaan.

Qalinkii Dr Nimcaan madamed muuse

COMMENTS
Latest News