18MayNews.com
[Qaybtii 2aad] Jaah Wareer Ka Dhashay Lacag Lixdan Kun Ah Oo Hay’adda GIZ Ugu Deeqday Wasaarada Caafimaadka Somaliland + Laba Wiig Gudohood Oo Konton Kun Oo Dolar La Kharash Gareeyay Iyo Agaasime Waaxeedyo Hal Dabo La Isu Casilay [Xog Sir Ah Oo LA Helay]
August 13, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

[Qaybtii 2aad] Jaah Wareer Ka Dhashay Lacag Lixdan Kun Ah Oo Hay’adda GIZ Ugu Deeqday Wasaarada Caafimaadka Somaliland + Laba Wiig Gudohood Oo Konton Kun Oo Dolar La Kharash Gareeyay Iyo Agaasime Waaxeedyo Hal Dabo La Isu Casilay [Xog Sir Ah Oo LA Helay]

Weli Waxaynu Ku Dabo Jiraa Lacagtii 60.000 Ahayd Ee Hay’adda Giz Ugu Talo Gashay Wasaarda Caafimaadka Somaliland Mashruuca $Sun_Program (Scale Up Nutrition Program) Mashruuca Asalkiisa Waxa Focal Point Ka Ah Madaxwayne Ku Xigeenka As A National Level. Ministry Of Health Gaar Ahaan Waaxda #Community_Health_Service_Department Waxa Focal Point Uga Ah Nin Cusub Oo Layidhaa C/Samad. Lacagta Mashruuca Marka Hore Waxa Lagu Shubi Jiray Madaxtoyada Oo Waxa Masuuliyadeeda Qaadi Jiray Madaxwayne Ku Xigeenka Qaranka. Lakiin  Iyada Oo Qorshaha Mashruucu Noocaa Ahaa Giz Waxa Cadaadis Ku Saartay Mohd In Ay Account Ga Wasaarada Kusoo Shubaan, Waa Sida Ay Giz Sheegtaye Kadibna 5bilood Ayay Iskaga Jirtay Account Tiga Wasaarada Oo Aan Loo Sheegin Agaasimaha Waaxda  Ay Khusayso Iyo #Head_Section Ka #Nutrtion Ka Midnaba Markii Ay 3week Ka Hadhsanaayeen Xiligii Ay Dhacaysay Ayaa Loo Sheegay #Draxmed Oo Ah #Headsection Ka #Nutrition Ka Balse Wuu Diiday Oo Wuxu Yidhi 3week Anigu Kuma Fulin Karo 6 Bilood Activity Gii Laqaban Lahaa Oo Waan Ku Ceeboobayaaye Hala Celiyo Kadibna Waxa Gacanta Laga Galiyay #Agaasimaha_Waaxda_Qorshaynta Oo Lagu Yidhi Ka Hawl Gal Shaqaaleha Caafimadka Ku Tababar. Kumana Jirin Shaqaalaha Latabo Barayay Hal Qof Oo Gobolada Kayimid Ama Waxyaha Kale Wasarada Balse Dhaman Tood Waxay Ahayeen #Shaqaalaha_Waaxda_Qorshaynta Iyo Hal Hal Qof Oo Looga Yeedhay Wasaaradaha Kale Sida #Wasaarada Beeraha #Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dawlada_Hoose Ee Hargeisa Iyo #Wasaarada Qorshaynta Mana Jirin Training Kaliya Oo Mudadiisu Gaadhaysay 5maal Maalmood Lakin Dadka Ka Qayb Galaya Waxaa Laga Sexeexayay Ilaa 10 Maalmood Waxana Laqabtay Ugu Yaraan Lix Training Oo Is Daba Joog Ah Oo Ka Ugu Mudada Dheeri Yahay 3maalmood Lakiin Mid Kastaa U Dhignaa 5 Ilaa 10 Maalmood Inta U Dhaxaysa Us A Report Ahaan. #Agaasimaha_Waaxda€Community_Health Service Dr.Mustafe Ee Ku Shaqada Lahaa Wuxuu Agaasimaha Guud Ka Dhigay #Nonfunctioning #Manashhaqeyso Oo Shaqadii Waaxduba Waxay Kasocotaa #Xafiiska_Agaasimaha_Guud Mana Jirto Haayad Kaliya Oo Soo Marta Waaxda Community Health Service Oo Dhamaan Haayadaha Waxa Amar Lagu Siiyay In Aanay Waaxda Mari Karin Sababta Oo Ah Agaasimaha Waaxda Community Health Service Waa Ninka #Fog_Musuqmasuq Iyo Wax Isdaba Marin Toona Sidaa Darteed Maaha Nin Ay Agasimaha Guud #Wadajaan Qaadi Karayaan Taas Oo Sababtay In Wixii Hawla Ama Mashaariic Ah Ee Ay Waaxdiisu #Mandate U Lahayd Waxa Lagu Gorfeeyaa Xafiiska Agaasimaha Guud Kadibna Waxa Loo Duwaa Dhanka Waaxda Qorshaynta Oo Ah #Kaawaanka Lagu Qalo Mashaariicda Adeeg Yada Caafimaadka Sababtoo Ah Waxa Jooga Nin Khibrad U Leh Qalitaanka Mashaariicda Kaas Oo Ay Aad Isugu Dhaw Yihiin Dg Ga #Xooghaya_Madaxweynaha Somaland Waxa Uu Balan Qaadey Agaasimaha Guud Wasarada Hormarinta Caafimaadka Inaan Labadlin War Xuna Madaxweynaha Ugu Tagin, Sdoo Kale Mashaaricda La Wadaago Una Qacan Qaliyo Mubarak Taani Sidii Qeybtisa Uga Qaadan Lahaa. Burburinta Lacagta 50kun Dollar Sadexda Todobaad Lagu Baabiyey Xooghaya Madaxweynaha Ayaa Qeyb Ka Ahaa. Hadaba Suaashu Waxey Tahey Muddo Intee Leeg Ayuu #Xooghaya_Madaxweynaha Somaliland Damiin Ka Sii Ahaan Donaa Agasimaha Aguud Wasaarada Hormarinta Caafimadka? Si Doo Kale Mudo Intee Leeg Agaasimaha Guud Mashaaricda Caafimaadka Usii Gudbindonaa Xooghaya Madaxweynaha? Lasoco Qeybaha Danbe ……

Somali Activist Nouman M Muse

COMMENTS
Latest News