18MayNews.com
[Qaybtii 3aad] Wasaaradii Caafimaadka Somaliland Oo Hoy Iyo Gabaadsi Unoqotay Musuq Iyo Isdaba Marin Xadhka Goostay+Hayaadihii Mashaariicda Bixin Jiray Oo Quus Taagan[Xogg]
August 24, 2019 - Written by admin

Hargaysa(18may-news)

[Qaybtii 3aad] Wasaaradii Caafimaadka Somaliland Oo Hoy Iyo Gabaadsi Unoqotay Musuq Iyo Isdaba Marin Xadhka Goostay+Hayaadihii Mashaariicda Bixin Jiray Oo Quus Taagan[Xogg]

”Shaqalaha xirfada leh waa waxa dunida ugu qaalisan wadamana hormar u horseedi kara”
wasarada hormarinta caafimaadka somaliland waxaa iskugu soo hadhey (Huube ama hadhaadi) dadka xaga aqoonta iyo farsadamda xumada ugu liidatey (lack of technical experts) inta aqoonta lahi waa iska yaacdey markii dhuunta la iska marey. Waana ta keentey In mashaaricdu iska daba hoobtaan bilwalbana lacag ka dhacdey dhamaan mashaaricda caafimaadka soomaliland waa waxfashilmey iyo in qarka usaaran, maanta waxa wasarada laga laayahey halqof oo la dhiil gareeya deeqbiyayasha mashaaricda cusub kuwii horena xisaabcelin ku sameeya madaama fulintoodii lagu guul dareystey.

Sanadka hor mar aan hargeysa jogey waxa aan la kulmey mid ka mida dadka wasarada soo marey hotel baan wakhti kuwada qaadaney waxa uuna ila wadaagey waxuna yoshi #habeen_iyo_maalin mashaaric baa diyaariyaa marka aan dhameystirana mashruuca fulintisa loo dhaqaaqo ciidan kale agaasimihu ka mid yahey uun baa dhuunta iskaga mara, anigeyga ku indho madoobaadey macalaa la ima xasuusto. Hada waxa la ii shegey inuu iska casiley xilka wasaarada ka hayey.

Halkan aan idin kula wadago (Human resources) ama assetka wasaarada hormarinta caafimaadka Sland dayacday maanta sida ay udhan yihin waa wada #international_staff hayadaha ayaa aqoontooda ka faaideystey. bal aan idin la wadago inta aan ka xasuusto:-

1-Dr Esse Abdi jama, MSf international staff
2-Abiib Aden, (master of public health ) WHO international staff.
3-DrMohamed Haamud, HPA Staff Health Manager.
4-Drfarhan Omar, MSf staff Medical manager
5-DrAbdirahim cajab, Coopi TB Manager.
6-Ahmed abdi ismacil, (master) WHO international staff
6-faysa Xaji ahmed, head of UNFPA somaliland mission.
7-Abdirahman adento, Oxform Novid Ethiopia
8-khader Mohamuud, representive Ampicaan somalia & somaliland
9-DrAlisheikh, consultants ku shaqeysta
10-DrMohamed, Hassan MSf international staff

Dhamaantood waa iska casileen wasarada caafimaadka marka laga tago, dhawr qof inta ay shaqsiyaad is qabteen ka sareeya xilka ka qaadey sida agaasimaha ama masuul kale, deedna loo awood sheegtey,
Aqoontoodu waa taas ina bartey, inta ay local ka dhafeen bey aduunka wax laqeybsanaya, halka wasarada hormarinta caafimaadka S.land dib usocod ku jirto lagana dhex laayahey hal qof wax proposal gareyna ama mashruuc xisaab celin u sameeya.

Maanta Dadka jooga wasaarada hormarinta caafimadka somaliland hadaan mid kamida usoo qaato tusaale;- agaasimaha #waaxda qorsheynta oo ah waxda ugu mihiimsan waxa jooga shaqsi aan aqoon guud iyo mid caafimaad & mid jaamacadeed meelna usoo marin, lakin waa afmiishaar agaasimaha guud irbad suuxisa ah ku mudey waana qacantisa midig waadhka mashaaric lagu #qawraco horjooge u ah
#Aqooney-xaal-qaado.

Somali activist
By Nouman M Muse

 

COMMENTS
Latest News