18MayNews.com
Xogahaya Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Tacsiya Udiray Marxuum Cabdi Xuseen Aadan[Tacsi]
September 3, 2019 - Written by admin

Hargaysa(18may-news)

Xogahaya Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Tacsiya Udiray Marxuum Cabdi Xuseen Aadan[Tacsi]

Xogahaya Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Dhanbaal Tacsiya Udiray Marxuum Cabdi Xuseen Aadan(Cabdi Xuseen Dheere)

Oo Ahaaa Badhasaabkii  Hore Ee Gobolka Togdheer

Hadalka Xoghayaha Ayaa Udhignaa Sidatani

 

إنا لله وإنا إليه راجعون
Waxan Tacsi Udirayaa Ehelkii Qaraa badi Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Kabaxay Marxuum Cabdi Xuseen Aadan (Cabdi Xuseen Dheere) Oo Kamid Ahaa Badhasaabadii Soo Maray Gobolka Togdheer
Waxan Alle Uga Baryayaaa Inuu Jannatul Fardawsa Geeyo Marxuumka Dhamaanteena Alle Samir Iyo Iimaan Saadiqa Inagasiyo
Runtii Soyaalka Taarikheed Ee Marxuumka Lagumasoo Koobi Karo
Qalin Iyo Qoraal
Waxa Uu Marxuumku Kamid Ahaa
Saraakiisii Sar sare Ee Ururki SNM
Wuxuu Siwayn Uga Qayb Qaatay Nabadayntii Iyo Dibudhiskii Dalkani Jamhuuriyada Somaliland………
Inaalilaahi Waa Inaa Ilayhi Raajicuun

COMMENTS
Latest News