18MayNews.com
Masuuliyiin Katirsan Wasaarada Shaqo Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland Iyo Madaxda Ugu Saraysa Hayada UNICEF Somaliland&Soomaaliya Mr Werner Schultink Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale[Faah Faahin]
September 18, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Masuuliyiin Katirsan Wasaarada Shaqo Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Somaliland Iyo Madaxda Ugu Saraysa Hayada UNICEF Somaliland&Soomaaliya Mr Werner Schultink Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale[Faah Faahin]
Wasaarada Shaqo Gelinta Arimaha Bulshada & qoyska Somaliland
iyo Madaxa Ugu Saareeya Hayada UNICEF Somaliland Iyo Soomaaliya Mr Werner Schultink ayaa maanta kulan balaadhan ku qaatay magaalo ganacsiyeedka togwajaale Kulankaas Ayaa Lagaga Wada Hadlay

Caawinta Caruurta Iskaga Gudba Xududaha Ugu Horayn Waxaa Warbixin Siyey Weftiga Ka Socday Hayada UNICEF Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Ee Wasaarada Shaqo Gelinta Cawaale Maxamed Muuse

Waxaanu Ku Dheeraday Ahmiyada Ay Qaranka Ugu Fadhido Daryeelka Caruurta Waxaanu Sheegay In Wasaaradu Furtay Xafiis Si Gaara Ugu Xil Saaran Xafiiska Caawinta Caruurta Socdaalka Kaas Oo Si Toosa Ula Shaqeeya Xarunta Laanta Socdaalka Iyado Wasaaradu Daryeel Balaadhan U Fidiso Marka Xafiiska Soo Gaadho Ilmuhu,

Ugu Danbayn Waxaa Si Weyn Uga Mahadnaqay Madax Hayada Unicef Mr Werner Oo Si Weyn Ugu Bogaadiyey Wasaarada Shaqo Gelinta, Shaqada Fiican Ee Ay Caruurta U Hayso Waxaanu Sheegay In Hayada UNICEF Gacan Weyn Ka Geysan Doonto Arimaha Caruurta, Hayada UNICEF Ayaa Ka Mida Hayada Sida Dhow Ula Shaqeeya Wasaarada Shaqo Gelinta Arimaha Bulshada Qoyska

Somaliland

 

 

 

COMMENTS
Latest News