18MayNews.com
Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Mudo Kooban  Ku  Guulaystay Kor U Qaadida Wax Soo Saarka Beeraha Somaliland  [Faah Faahin]
October 3, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Mudo Kooban  Ku  Guulaystay Kor U Qaadida Wax Soo Saarka Beeraha Somaliland  [Faah Faahin]

 

Tan Iyo Intii Madaxweynaha Somaliland Uu Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland U Magcaabey Axmed Muumin Seed Waxa Kor U Kac Weyni Ku Yimi Wax Soo Saarka Dhinaca  Beeraha Somaliland Waxana Laga Kaaf Toomay Waxyaalo Badan Oo Dalka Dibediisa Laga Keeni Jirey .

Beeralayda Wadanka Ayaa Markii Ugu Horeysey Heshay Tababaro Lagu Kobcinayo Aqoontooda Waxbeerineed Waana Sababta Ugu Weyn Ee Kor Ukucu Ugu Yimi Wax Soo Saarka Beeraha Somaliland .

Wasiir Seed Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Dhowaan Qarankani Gaadhayo Isku Filaansho Dhinaca Beeraha Somaliland .

 

  La Soco Maqaalkan Qaybtii Labaad .

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News