18MayNews.com
Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Soo Bandhigtey  War Bixin Ku Saabsan Roobabkii Bilihii U Danbeeyay  Ka Da’ayey Somaliland  [Xog Muhiima]
October 10, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Soo Bandhigtey  War Bixin Ku Saabsan Roobabkii Bilihii U Danbeeyay  Ka Da’ayey Somaliland  [Xog Muhiima]

 

Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Gaar Ahaan Qaybta Saadaasha Hawada Ayaa Soo Bandhigay War-Bixinta Roobabkii Karanta Ee July Illaa September, 2019.

Roobabkii Karanta Ee Bilihii July Illaa September 2019-Ka Da’ay Guud Ahaan Dalka Oo Dhan Galbeed Iyo Bariba,Kuwaas Oo Aad Uga Badan Marka Loo Roobabkii Sanadihii La Soo Dhaafay.

Xogta Roobka Ee Laga Soo Ururiyey Xarumaha Saadaasha Hawada Ee Gobolada Iyo Degmooy-Inka Waxaa Ka Mid Ah,Camuud (376mm) Botor (344mm),Wajaale (340mm) Gebiley (285mm), Hargeysa (245.5mm), Allaybaday (220.5mm), Ceeriaagbo (211.5mm), Qolujed (207.5mm), Baki (207mm), Dhubato (205mm) A B U R I I N ( 2 0 0 . 5 M M ) , M A G A A L O – C A D ( 1 9 3 M M ) , D I L L A ( 1 8 3 M M ) , S H E I K H
(164mm),Salaxley (156mm), Iyo Balidhiig Malowle(135mm).

Waxaa Kale Oo Jira Deegaano Badan Oo Roobab Fiicani Ka De’een Waxaana Ka Mid Ah;- Taysa,Cadaadle,Baligubadle, Lasodacawo, Gatiitaley ,Geerisa, Dararweyne Badhan.

 

Image may contain: text

No photo description available.

 

 

COMMENTS
Latest News