18MayNews.com
Bahda Wasaarada Cafimaadka Gobolka Sanaag Oo Tacsi Tiraanyo Leh Udiray Marxuum Oday Cabdiramaxmaan Maxamed[Tacsi]
October 10, 2019 - Written by Editor2

Hargaysa(18may-news)

                                                   TACSI

Bahda Wasaarada Cafimaadka Gobolka Sanaag Oo Tacsi Tiraanyo Leh Udiray Marxuum Oday Cabdiramaxmaan Maxamed[Tacsi]

Inaali Laahi wa inaa ilahay Raajucuun Kulu Nafsin Daaqatul Mawt
Dhamaanba Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobalka Sanaag Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udireyaa Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobalka Sanaag Naasir Cabdiraxman Maxamed Oo Aabihii Cabdiraxman Maxamed Oo Maanta Ku Geeryooday Maagalada Hargeisa
Waxay Dhamaanba Shaqaaluhu Alle Uga Baryeyaan In Alle Marxuumka Uu Janatul Fardowsa Ka Waraabiyo Allena Danbigiisa Dhaafo Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Oday Cabdiraxman Maxamed Uu Alle Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo ..

Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyee Marxuum Oday Cabdiraxman Maxamed Waxa Uu Ka Mid Ahaa Haldoorka Iyo Odayadii G/Togdheer Sidoo Kle Waxa Uu Ahaa Odayadii Kasoo Qeyb Qaatay Dhisida Halgankii Qaranimo Doonka Somaliland Xiligiii Burco Lagaga Dhawaaqey Lasoo Noqoshada Madax banaanida Somaliland

.inaali laahi Wa inaa ilahay Raajucuun

 

COMMENTS
Latest News