18MayNews.com
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Safar Shaqo Ugu Baxay Wadanka Jabuuti .
October 10, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Safar Shaqo Ugu Baxay Wadanka Jabuuti  .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Safar Shaqo Ugu Baxay Wadanka Jabuuti  .

Madaxweyne Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Safar Ugu Baxay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daaran Yahay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mida xukuumadda oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka Somaliland ayaa maanta u ambo-baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qayb-gelaan aaska Marxuum Sacad Cumar Geelle oo lagu aasi-doono dalka Jabuuti.

COMMENTS
Latest News