18MayNews.com
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Direy Raysal Wasaaraha Wadanka Itoobiya Dr Abiy Axmed .
October 11, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Direy Raysal Wasaaraha Wadanka Itoobiya Dr Abiy Axmed .

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhanbaal Hanbalyo Ah U Direy Raysal Wasaaraha Wadanka Itoobiya Dr Abiy Axmed Oo Maanta Ku Guulaystay Bilada Nabada Ee Aduunka .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Qoraal Kooban Oo Uu Bartiisa Twiterka Soo Dhigey Ku Yidhi ‘’

 

 

“ Aniga Oo  Ku Hadlaya Magacayga Iyo Magaca Shacabka Jamhuuriyada Somaliland Waxaan Kugu Hanbalyeynaya Guusha Aad Gaadhey Dr Abiy Ahmed Raysalwasaaraha Wadanka Itoobiya ,

 

 

COMMENTS
Latest News