18MayNews.com
Weerar Culus Oo Lala Beegsaday Markab Shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iiraan Oo Marayay Xeebta Badda Cass[Wararkii Ugu Danbeeyay]
October 11, 2019 - Written by Editor2

Hargeisa(18may-news)

Weerar Culus Oo Lala Beegsaday Markab Shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iiraan Oo Marayay Xeebta Badda Cass[Wararkii Ugu Danbeeyay]

Weerar Culus Oo Lala Beegsaday Markab Shidaal Laga Leeyahay Dalka Iiraan Oo Marayay Xeebta Badda Cass[Wararkii Ugu Danbeeyay]
Markab Shidaal oo laga Leeyahay Dalka Iraan, ayaa laba gabtaal lagu dhuftay isagoo Maraya Xeebta Badda Cas ee Sucuudiga, oo 100KM u jirta Magaalada jiddah, Sida ay ku warrantay wabaahinta khaliijku.

Wakaaladda maraakiibta ee Iran, ayaa sheegtay in gantaalka 1-aad ayaa hirdiyay 5:00 subaxnimo ee saaka halka ka 2-aadna uu markabka ku dhacay 5:30 subaxnimo.

Dab xoog leh ayaa ka kacay markabka waxaana la sheegay in saliiddii uu siday ay bqayb ka mid ahi badda ku qubatay.

Dawladda Sucuudigu kamay hadal dhacdadan ay Iran ku sheegtay mid Argagixiso, sida ay ku warrantay Wakaaladda ISN

COMMENTS
Latest News