18MayNews.com
Kalfadhigii 41aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Furmay[Faah Faahin]
October 12, 2019 - Written by Editor2

Hargeisa (18may-news)

Kalfadhigii 41aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Furmay[Faah Faahin]
Kalfadhigii 41aad ee Golaha Wakiilada JSL ayaa Maanta si rasmiya u furmay
waxaana mudanayaasha loo qaybiyey Ajandaha Kalfadhigan.

gudoomiyaha Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaasha ku wargeliyey cidii aan Xanuun ku maqnayn inaanay kamaqnaan karin fadhiyada Kalfadhigan bilaabmay maadaama shaqooyin badani u yaalaana looga baahan yahay inay waqti dheeraad ah golaha soo siiiyaan

 

 

COMMENTS
Latest News