18MayNews.com
Daawo:(Sawiro) Xaflad Sagootin Ah Oo Xalay Magaalada Kismaayo Loogu Sameeyay Madaxdii Ka Qayb Gashay Munaasibadii Axmed Madoobe.
October 15, 2019 - Written by 18may news

Burco

{18maynews}

Daawo:(Sawiro) Xaflad Sagootin Ah Oo Xalay Magaalada Kismaayo Loogu Sameeyay Madaxdii Ka Qayb Gashay Munaasibadii Axmed Madoobe.

Daawo:(Sawiro) Xaflad Sagootin Ah Oo Xalay Magaalada Kismaayo Loogu Sameeyay Madaxdii Ka Qayb Gashay Munaasibadii Axmed Madoobe.

Daawo:(Sawiro) Xaflad Sagootin Ah Oo Xalay Magaalada Kismaayo Loogu Sameeyay Madaxdii Ka Qayb Gashay Munaasibadii Axmed Madoobe.

Guriga martida ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Xalay lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu sagootinayay madaxdii kala duwanayd, siyaasiyiin iyo xildhibaanadii u tagay Magaalada Kismaayo xafladii caleemo saarka Axmed Madoobe.

Munaasabadan oo uu soo qaban-qaabiyey Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay qeybaha bulshada Magaalada Kismaayo sida haween, dhalinyaro, odayaal dhaqameedyo, fanaaniin iyo masuuliyiinta Jubbaland.

Khudbado kala duwan ayaa laga jeediyay munaasabada, iyadoo lagu wado in maanta ay wufuudan ku kala laabtaan magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe oo intooda badan ay ka kala yimaadeen.

COMMENTS
Latest News