18MayNews.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Tacsi Ah Udirey Qoyskii Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay  Marxuum Maxamuud Siciid Ayaanle [Tacsi]
November 26, 2019 - Written by admin

Hargeisa (18may-news)

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Tacsi Ah Udirey Qoyskii Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay  Marxuum Maxamuud Siciid Ayaanle [Tacsi]

 

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax Ayaa Dhanbaal Tacsi Ah Udirey Xogahayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaq Siciid Ayaanle Oo Walalkii Maxmuud Sicid Ayaanle Maanta Ku Geriyoodey Cariga Ingiriiska

 

Waxana  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland  Uu Ilaahay Ka Baryayaa Inuu  Marxuumka Naxariistii Jano  Ka Waraabiyo , Waxgaradka, Waayeelka, Aqoonyahanka, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

 

Inalilaahi Waa Ina Ilayhi Raajicuun .

 

Baashe Maxamed Faarax

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

COMMENTS
Latest News