18MayNews.com
Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Oo Kulan La Yeeshay Maamulka Gobolka Sanaag Iyo Xildhibaano Kamida Golaha Deegaanka Ceerigabo[Faah Faahin]
December 1, 2019 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)

Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Oo Kulan La Yeeshay Maamulka Gobolka Sanaag Iyo Xildhibaano Kamida Golaha Deegaanka Ceerigabo[Faah Faahin]

Mulkiilaha Shirkadda Asli Maydi Barkhad Jibriil Xasan Ayaa Maanta hotel Qudus Qado sharaf Ugu Sameeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Sanaag iyo Degmada Ceerigaabo iyo Weliba qaar kamidda Xildhibaanada Golaha Degaanka

Waxana intii Kulankaaai Qado Sharaftu Socday Uu Mulkilaha Shirkada Beeyadda Ee Asli Maydi Uu Uga Xogwaramay Mashaariicdda Uu Ka Wado Magaaladda Ceerigaabo Kuwaasi Oo Haatan Gaba Gabo Ku Dhow

Geestooda Masuuliyiintaasi Waxay Mulkiilaha Shirkadda Asli Maydi Ku Bogaadiyeen Mashaariicdda Horumarineed ee Uu Ka Fuliyay Magaaladda ceerigaabo Kuwaasi Oo Ay Sheegeen In Siweyn Loogu Baahnaa Gaar Ahaan Cisbitaalka Caalamiga Ee Uu Maalgeliyay iyo Mashariicadda Kale Ee Biyaha iyo Laydhka iyagoona Sheegay In Ay La Shaqeyn doonan Oo Dhankooda Ay Diyaar U Yihiin Horumarkaasi Balaadhan Ee Ka Socda Ceerigaabo

COMMENTS
Latest News