18MayNews.com
Kooxda 18maynews.com Oo Guulo Horleh Ka Gaadhay Kulamo Ciyaareed Dhanka Kubbada Cagta Oo Layeelatay Qaar Kamida Kooxaha Caasimada Hargaysa[Sawiro]
January 7, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)

Kooxda 18maynews.com Oo Guulo Horleh Ka Gaadhay Kulamo Ciyaareed Dhanka Kubbada Cagta Oo Layeelatay Qaar Kamida Kooxaha Caasimada Hargaysa[Sawiro]

Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Shabakada Caalamiga Ah Ee 18maynews.com Oo Ah Koox Siwayn
Uga Dhex Muuqata Kooxaha Ka Dhisan Caasimada Somaliland Ee Hargaysa
Ayaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Guulo Isdaba Jooga Ka Gaadhay Kulamo Kala Duwan Oo Dhanka Kubadaa Cagta Ah Oo Ay La Yeelatay Qaar Kamida Kooxaha Ka Dhisan Hargeisa
Kulamadani Ayaa Ka Dhacay Garoomada Xawaadle,Dhalinta,Gacma-dheere,Iyo Garoonka Tareeriska[31may]

COMMENTS
Latest News