18MayNews.com
Baarlamanka Wadanka Itoobiya Oo U Codeeyay Xeer Lagu Ciqaabayo Dadka Faafiya Wararka Been Abuurka Ah + Tirada Xildhibaanada Diidey Iyo Kuwa Ogolaadey Xeerkaasi + Yaa Ka Aamusey [Faah Faahin]
February 13, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Baarlamanka Wadanka Itoobiya Oo U Codeeyay Xeer Lagu Ciqaabayo Dadka  Faafiya  Wararka Been Abuurka Ah +  Tirada Xildhibaanada Diidey Iyo Kuwa Ogolaadey Xeerkaasi + Yaa Ka Aamusey [Faah Faahin]

 

Baarlamanka Wadanka Itoobiya Ayaa Cod Gacan Taag Ah U Qaadey Xeer Lagu Ciqaabayo Dadka Beenta Faafiya (Fake News) Waxana Xeerkaas Ogolaadey 300 Boqol Oo Xildhibaan Halka 23 Xildhibaan Ay Diideen Xeerkaasi  2 Mudanena May Codeyn Waxana Si Toos Ah Udhaqan Galay Xeerka Ciqaabta Dadka Lagu Qabto Fidinta Wararka Been Abuurka Ah  Iyadoona Qofka Lagu Qabto Uu Wajahi Doono Ganaax Dhan 3100$ Iyo Laba Sano Oo Xadhig Ah .

 

Source : 18may-news

COMMENTS
Latest News