18MayNews.com
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay inuu Si Waafiya Ugu Sharaxo Bulshada Kulankii Uu Farmaajo La Yeeshay
February 13, 2020 - Written by Wariye Yasin Baaldahab

“Madaxwaynaha waxa looga fadhiyaa inuu qanciyo Bulshada reer Somaliland, kuma filna hadalkii uu yidhi Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland”

Xildhibaaan Maxamed Faarax Qabile ayaa intaasi ku daray

“Hadii midhaha daraygaa duuduub aan ku liqi jiray doorkan waan hubsanayaa
inuu dirxi ku hoos jiro”

Xildhibaaanka ayaa kamida Xildhibaaanada golaha Baarlamaanka Somaliland.

COMMENTS
Latest News