18MayNews.com
Dhuldaaqsimeed Caana Oo Ilaa Hadda Dab Ka La Bakhtiinkari La Yahay
February 14, 2020 - Written by Wariye Yasin Baaldahab

[LAASCANOOD] Dabkii galabta qabsadey dooxada ooda-gooye ee bariga maagalada Laascanood, islamarkaana ay damiyeen shacabka magaalada iyo gadiidka dabdamiska dowlada hoose ee Laascanood, Ayaa mar kale caawa qabsadey Dooxadaasi.

Waxaan uu kusii fidayaa dooxada iyadoona ay dib ugu laabteen una gurmadeed gadiidka dab-damiska,booyadaha iyo shacabka magaalada Laascanood, waxaana lagu dedaalayaa sidii loo damin lahaa dabkaasi qabsadey dooxada ooda-gooye.

[

COMMENTS
Latest News