18MayNews.com
Masuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Kulamo La Qaatey Maamulka Gobolka Sellel Iyo  Saraakisha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sellel + Waxyaalaha Ay Ka Wada Hadleen [Faah Faahin]
February 23, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Masuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Kulamo La Qaatey Maamulka Gobolka Sellel Iyo  Saraakisha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sellel + Waxyaalaha Ay Ka Wada Hadleen [Faah Faahin]

Masuuliyiinta Wasaaradda H. Caafimaadka JSL Ayaa Kulamo La Qaatay Maamulka Gobalka Sallal Iyo Gudiga Caafimaadka. Kulankan Ayaa Lagaga Hadlay Sidii La Iskaga Kaashan Lahaa Horumarinta Caafimaadka Deegaanka. Iyadoo Mahmiyada Xiligan Ugu Mudan Ay Tahay Sidii Looga Wada Shaqayn Lahaa Kahortaga Cudurka CORONAVIRUS, Sidii Wacyigalin Bulsho Iyo Ollole Nadafadeed Loogu Samayn Lahaa Deegaanada Sallal.

 

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

 

Image may contain: 11 people, people standing and wedding

COMMENTS
Latest News