18MayNews.com
Wasiirka  Cadaalada Somaliland Oo War Gelin Muhiim Ah Udirey Nootaatoyinka Gobolka Maroodi Jeex [Faah Faahin]
February 23, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Wasiirka  Cadaalada Somaliland Oo War Gelin Muhiim Ah Udirey Nootaatoyinka Gobolka Maroodi Jeex [Faah Faahin]

Sum: Wc/Xw/G-02/30/20
Ku: Nootaayooyinka Gobolka Maroodi Jeex Jsl
=Hargeisa=
Og: Agaasimaha Waaxda Mihnadlayaasha Sharci Iyo Marin Uhelida Cadaaaladda =Hargaysa=
Og: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Cadaaladda Jsl
=Hargaysa=

Ujeeddo: Ka Soo Qayb Gal Shir

Munadanayaal:
Waxaan Idiinku Wargalinayaa Inaad Ka Soo Qayb Gashaaan Shir Muhiim Ah Oo Lagaga Hadli Doono Is Xog-Waraysi Howlaha Nootaayooyinka Iyo Nidaamka Casriyeynta Ee Gsi & Flow,
Kaas Oo Hada Nidaamkaasi Cusub La Bilaabi Doono Sanadkan

Hadaba Waxaan Ku Wargalinayaa Dhamaan Nootaayooyinka Magaaladda Hargaysa Inay Soo Qayb Galaan Shirkaasi Oo Kadhici Doona Hoolka Shirarka Wasaaradda Cadaaladda Maalinta Isniinta Ah Ee Ay Bushu Tahay 24/2/2020 Sacaaduna Ay Ahay 9:30 Subaxnimo

Allaa Mahad Leh

Mustafe Mohamuud Ali Bile
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Jsl

 

COMMENTS
Latest News