18MayNews.com
Ex Wasiir Xuseen Deyr Oo Si Kooban U Hogatusaaleeyay Halka Ay Kujirto Guusha Qaranku[Faahfaahin]
March 8, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)

Ex Wasiir Xuseen Deyr Oo Si Kooban U Hogatusaaleeyay Halka Ay Kujirto Guusha Qaranku[Faahfaahin]

Mudane Madaxweyne: GUUSHAADU WAA GUUSHA QARANKA!

1. Mudane Madaxweyne; Kuwa ka baqaya inay shaqadooda ku waayaan hadii ay adiga runta kuu sheegaan, ogsonow dantooda koowaad waa shaqadooda, ee maaha INAAD ADIGU GUULAYSATO!

2. Waxa kaaga wacan inay ku hareero joogaan kuwo adiga runta kuu sheegaya oo ku siiya talooyin qadhaadh, balse nasteex ah. Ogsonow iyaga kuwan shaqadooda ama danta ay leeyihiin waxa kala muhiimsan INAAD ADIGU GUULAYSATO! GUUSHAADUNA WAA GUUSHA QARANKA!!

Qore:- Siyaasi Qaangaadha Hussein Deyr

COMMENTS
Latest News