18MayNews.com
Kala Saarida Sinjiyada Iyo Siyaasada : W/Q Eng Tayo
March 18, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Kala Saarida Sinjiyada Iyo Siyaasada : W/Q Eng Tayo

 

 

◇Somalidu Ma Dawladbaa Mise Waa Qoomiyad

 

Somalidu Waa Dad Balaadhan Oo Lagu Ku Qiyaaso 40 Afartan Milyan Kuna Kale Daadsan Ama Kale Degan Dunida Inteeda Badan

Lkin Sada Layisla Waafaqsanyahay Somalidu Waxay Toos U Degtaa Geeska Afrika Intiisa Badan Ama Dhamaantii

Somalidu Waa Umad Waqti Dheer Soo Jiray Ilaa Taarikhyahana Qaar Gaadhsiiyaan Waqtigii Faraacinta

Soomalidu Waa Qoomiyad Isku Luuqa(Af) Isku Diina Isku Dhaqandhaqaale In Kastoo Ay Waxyalaha Qaar Ku Kale Duwanyihiin

Dadka Soomaliyeed Qaar Kamid Ayaa Aminsaa In Somalida Hal Dawlad Oo Geeska Afrika Ka Talisa Laga Dhigo Tasoo Keentay In Soomalidu Burburkii Igu Waynaa Ma Jabkii Igu Waynaa In Uusoo Gaadho Soomalida

Hadaba Aynu Tusaale Ayar Eegno Carabnimo

Soomalinimo

Waa Magac Labo Qoomiyadood Waligaa Arkimaysid Carab Ku Odhanaya Madaxwaynaha Carabeed

Caasimada Carbeed

Lkin Waxaad Arkaysaa Soomali Ku Odhanaaya Madaxwaynaha Umadah Soomaliyeed

Caasimada Umadah Somaliyed

Arinta Waxaay U Eegtay Caabuq Xun Oo Siyaasad Ama Siday Ku Dhisan Kale Fogay Iyo Maroorsi Magacii Qoomiyada Oo Lasiyaasadaynayo

Waliba Waxaad Doonaya Hadaan Hada Hoos Loo Eegin Arinka Waxlaga Qaban In Qoomiyad Nimadu Hayis Galisayo Oo Hada Dadka Qaar Soomali Kaba Xanaaqaa Magac Soomaliya

Runtan Waxaa Aad U Buunbuniyey  Labadii Gobol Oo Somali 1960kii Markay Xornimada Qaadeen Gumayista Isku Darsanay Kale Ahaa

Somaliland(Goboladii Waqooyi)

Soomalidu  (Koonfurta)

 

Kuwaasoo Doonayey In Shantii Gobol Ee Somalidu Degi Jirtayba Laysu Keen Lana Baxaan Magac Dawlada Soomaliyeed Lkin Taasu May Dhicin Ee Intii Is Raacay Ayaaba Is Xasuuqday Oo Cidan Iyo Cududba Is Dabar Jaray Ilaa Hayib Ama Qabil Qabil Laysu Dilay

Hada Ugu Danbayintii Maanta Yaa Sheegankara Madaxwaynaha Umadah Soomaliyeed

Ama Caasimada Umadah Soomaliyeed Majiro Cid Sheegankaraa Astaamaha Ama Tilmaamahan Waan Been Iyo Aqyaali Qofka Aamina In Caasimada Soomaliyeed Jirto Ama Madaxwaynahe Soomaliyeed Jiro

Hada Maxaan Leeyahay Soomalinimadu Kawayin Wax Hal Dawlad Noqda Ee Waa Qoomiyad Tafiirabadan

 

N.B Qolyaha Muqdisho Jooga Ee Aqyaaliga Dadka Usheega Warkoodu Sax Ma Aha

Wax Layidhaaho Madaxwaynaha Umada Soomaliyed Oo Jirana Ma Jiro

 

W/Q Eng Tayo

Hargaysa Somalilanda

 

NOTE

NOTE : SHEBEKADA WARARKA 18MAYNEWS.COM  WAXNA KUMA DARTO WAXNA KAMA REEBTO ARAGTIYAHA BULSHADU USOO GUDBISO KALIYA WAXA XIL KA  SAARAN YAHAY IN LA GUDBIYO HADABA WIXII KA YIMAADA MAQAAL QOF QOREY WAXA LOO RAACAYA QOF MAQAALKAAS QOREY .

COMMENTS
Latest News