18MayNews.com
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo La Wareegtay Deeq Raaahina Oo Lasiindoono Macalimiinta Gobolada
March 24, 2020 - Written by Wariye Yasin Baaldahab

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska JSL. Md: Ahmed Abokor oo Hay’ada ka hortaga masiibooyinka iyo kaydka raashinka qaranka kala wareegay deeq raashin ah taas oo lasiin doono Macalimiinta dugsiyada dawlada ka hawlgala ee bilaa mushaharka ah.

COMMENTS
Latest News