18MayNews.com
Gudida Arimaha Gudaha Iyo Difaaca Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatey Xubnihii Komishanka U Metelayay Xisbiyada Wadani Iyo Ucid .[Faah Faahin]
March 26, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Gudida Arimaha Gudaha Iyo Difaaca Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatey Xubnihii Komishanka U Metelayay Xisbiyada Wadani Iyo Ucid .[Faah Faahin]

 

Gudida Golaha Wakiilada Somaliland U Qabilsan Arimaha Gudaha Iyo Difaaca Ayaa Maanta Kulan Is Xog Waraysi Ah La Qaatey Xubnihii Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland U Metelayey Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland .

Mr Cabdifataax Ibraahim Xasan (Ucid)

Mr Maxamuud Siciid Dalmar (Wadani).

 

Kulanka Oo Saacado Badan Qaatey  Ayaa Si Gaara Loogu Eegayay Laguna Hubinayey Buuxinta Shuruudaha Xubinomo Ee Komishanka Isla Markaana Lagu Waydiinayay Su’aalo Ku Saabsan Cv-Yadooda Iyo Waayo Aragnimadooda.

.Labada Xubnood Ayaa Maalinta Sabtida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland U Balansan Yihiin Inay Ku Ansixiyaan .

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

Image may contain: 1 person

 

Source : 18maynews

COMMENTS
Latest News