18MayNews.com
Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Ruqsadii Ka Hakisay Afar Nootaayo + Magacyada Nootaayooyinka Shaqada Laga Hakiyey [Faah Faahin]
March 15, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Ruqsadii Ka Hakisay Afar Nootaayo + Magacyada Nootaayooyinka Shaqada Laga Hakiyey [Faah Faahin]

 

Ogyasiis Ogaysiis Ogaysiis

Tix Wc/Xw/G-02/20 Tariikhda 15/3/2020
Ku: Radio Hargeysa
=Hargeysa=
Ku: Telefishan Ka Qaranka
=Hargeysa =
Og: Dawladaha Hoose Ee Dalka JSL
=Hargeysa=
Og: Dhamaan Maxkamadaha Dalka Jsl
=Hargaysa =
Og Taliyayaasha Ciidanka Booliska Xoogagooda Og: Xafiiska Xeer Ilaalinta Goboladda Dalka Jsl =Hargeisa= Og: Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolada Dalka Jsl
Og: Agaasimaha Waaxda Mihnadlayaasha Sharci Iyo Marin U Helida Cadaaladda W/Cadaaladda
Og: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Cadaaladda =Hargeisa=
Ujeedo Ogaysiisi Hakin Xafiisyo Nootaayo
Waxaa Lala Socodsinayaa Dhamaan Nootaayooyinka Hoos Ku Xusan In Laga Bilaabo Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 15/3/2020 In La Hakiyey Ku Shaqaysiga Ruqsadihii Nootaayo Ee Ay Ku Shaqaysan Jireen Saraakiisha Nootaayoyinkaasi Haddaba Dhamaan Saraakiisha Nootaayooyinkasi Iyo Masuuliyiinta Ogaysiiska Ku Leh Waxaa La Ogaysiinayaa Ilaa Iyo Amar Dambe In Aanay Shaqayn Karin Ruqsadaha Nootaayooyinkaasi
Sidaa Darted Waxaa Mar Labaad Lala Socodsiinayaa Dhammaan Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Hoose Iyo Dawladaha Hoose Iyo Cidkasta Oo Ku Shaqo Leh Hawlahaa Ay Qabtaan Nootaayooyinku In Aynay Aqoonsan Adeegyada Sharci Ee Ay Sameeyaan Saraakiissha Laga Hakiyey Ruqsadaha Laga Bilaabo Tariikh Daasi Kor Ku Xusan

Allah Mahad Leh

Mustafe Mohamuud Ali Bile

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Jsl

 

Image may contain: text

COMMENTS
Latest News