18MayNews.com
Ayax Tiro Badan Oo Ku Habsaday Beerihii Ku Yaalay Gobolka Togdheer Iyo Fariintii Xildhibaan Mubaarik Bidhi Udiray Wasiirka Wasaarada Beeraha+Jawaabtii Wasiir Axmed Muumin Seed[Faahfaahin]
June 28, 2020 - Written by admin

Ayaxii Ayaa Somaliland Degaamo Badan Lagu Arkaayay Oo Gobolka Togdheer Ka Mid Yahay Meelaha U Faro Baas Ku Hayo Ayaxu Oo Qaylo Dhaantii Soo Diray Shacabka Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Beeralayda Togdheer Iyo Qar Ka Mida Qurbajooga Gobolka Togdheer Ka Mid Yahay Maxamuud Axmed Saxar Xaaji Hoos .
Aniga Oo Gudanaaya Masuliyada Iyo Shaqo Hawledkayga Cadiga Ah Masulna Iga Saran Yahay Shacabka Gobolka Togdheer Oo Isoo Doortay .
Waxa Goor Dhawayd La Hadlay Wasirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed Oo Uga Mahadnaqaayo Sidu I Ixtiraamay Isoo Dhaweeyay Igana Dhagaystay. Cabashadi Ka Imanaysay Shacabka Togdheer
Wasiir Axmed Muumin Seed Waxuu Ii Sheegay Inay Qorshihii Wax Lagaga Qabanaayay Aafada Ayaxa Somaliland Oo Dhan Qorsheeyen Berina Insha Alla Lix Gadhi Oo Qalabkoodi U Dhan Yahay Togdheer U Dirayan Sido Kale Wasirku Waxuu Ii Sheegay In Todabadkan Gudihisa Diyaaradihi Ayaxa Bufinaayay Togdheer Iyo Gobolada Bariga Tagayan Insha Allaa .
Waxaan Ugu Baqaya Shacabka Togdheer Inay La Shaqeeyan.
Cllr Mubaarik Yuusuf

COMMENTS
Latest News