18MayNews.com
Cuqaasha Iyo Odayaasha Beelaha Iidle Faarax Iyo Idarays Oo Heshiis Buuxa Ka Gaadhey Dil Hore Uga Dhacay Degaan Hoosyimaada Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag .(Faah Faahin)
May 22, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Cuqaasha Iyo Odayaasha Beelaha Iidle Faarax Iyo Idarays Oo Heshiis Buuxa Ka Gaadhey Dil Hore Uga Dhacay Degaan Hoosyimaada Degmada Ceel Afweyn Ee Gobolka Sanaag .(Faah Faahin)

Heshiiskan Ay Gaadheen Labada Dhinac Ayaa Tusaale Xiiso Leh U Noqonaya Beelaha Dega Gobolka Sanaag Soona Celinaya Sumcadi Gobolka Sanaag Ee Dhinacyada Amaanka Iyo xasiloonida .

COMMENTS
Latest News