18MayNews.com
Dhanbaal Hanbalyo Meher [Cabdulaahi Faarax Mataan Iyo Sahra Yuusuf Cabdiraxmaan]
March 5, 2021 - Written by admin

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Masuuliyiinta Kala Ah Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle
Cabdulaahi Axmed Jaamac
Aadan Ducaale Cilmi
Ibraahim Cabdi Kabatole
Faysal Cabdi Jaamac
Cabdisataar Cabdulaahi Cali
Dhamaantood Masuuliyiintani Waxay Dhanbaal Hanbalyaa Udirayaan Cabdulaahi Faarax Mataan Iyo Sahra Yuusuf Cabdiraxmaan Oo Maalinta Axada Maherkoodu Ka Dhici Doono Magaalada Istaanbuul Ee Cariga Dalka Turkiga
Waxay Qoyska Cusub Alle Uga Baryayaan Inu Alle Ka Dhigo QOyskii Lagu Nastee Lagu Nagaadee Wadajiree Nabad Gala

COMMENTS
Latest News