18MayNews.com
Foolaadka Musharixiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag Ee Utartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland[Xogg]
January 1, 2021 - Written by Sanaag
Fooladka Musharixiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag Ee Utartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland[Xogg] Musharax Cali Ducaale Axmed Musharax Siciid Mire Faarax[Giire] Musharax Faadumo Maawel Ducaale Musharixiintani Ayaa Ah Foolaadka Musharixiinta Utartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Isla Markaasina Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag Saddexdan Musharax Oo Noqonaya Musharaxiinta Ugu Cadcad Galbeedka Gobolka Sanaag Ayaa Shacabka Ku Nool Deegaanada Gobolka Sanaag Taageero Buuxda Umuujiyeen Musharixiintani Ayaa Ah Shaqsiyaad Door Muuqda Ka Qaadan Doona Horumarka Gobolka Kana Duuli-Doona Rabitaanka Shacabka Ku Nool Deeganadaasi Isla Markaasina Diirada Siwayn Usaari Doona Hadba Marxaladaha Taagan Ee Dhanka Arimaha Bulshada Waxa Xusitaan In Saddexdan Musharax Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Ay Safaro Wacyigalina Ku Mareyeen Deegaanada Gobolka Sanaag Wacyigalintani Ayaa La Xidhiidhay Sidii Ay Isudiwaan Galin Lahayeen Bulshadii Aan Hore Isdiwaangilini Iyo Muhiimada Ay Leedahay Isdiwaangalintu. Doorashada Golayaasha Deeganka Iyo Wakiilada Ayaa Lafilayaa Inay Qabsoonto Badhtamaha Sanadkani 2021ka

COMMENTS
Latest News