18MayNews.com
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax Oo Dhanbaal Hanbalyo Munaasibada Ciida Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada Ciida Awgeed [Akhri]
May 22, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax Oo Dhanbaal Hanbalyo Munaasibada Ciida Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada Ciida Awgeed [Akhri]\
Gudoomiyaha Golaha wakiilada somaliland mudane Baashe maxamed Faarax ayaa dhambaal hanbalyo ah Udirey Shucuubta islaamka Gaar Ahaan shacabka somaliland Munaasibada Ciidul Fidri Awgeed .
Dhanka kale Gudoomiye Baashe waxa Uu Ilaahay ka Rajaynayaa In Alle Dhamaanteen Inaga Aqbalo Acmaashi khayriga ahayd ee aynu samaynay intii Bisha barakaysan lagu jiray .
Gebegabadiina Gudoomiyaha Baarlamanka somaliland waxa uu Eebbe Ka Baryay Inuu Sanadkan Sanadkiisa Inagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Iyo Aqoonsi Buuxa Oo Aynu Dunida Ka Helno
Ciid Mubaarig ‘ KULU Caam wa antum Bikhayr

COMMENTS
Latest News