18MayNews.com
Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal Adxa Awgeed
July 19, 2021 - Written by admin

Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal Adxa Awgeed

“عيد مباراك
Waxan dhanbaal hanbalyaa udiraya guud ahaan shucuubta Islaamka gaar ahaan shacabka somaliland munaasibada ciidal Adxa awgeed
Anoo ka faaidaysanaya munaasibada ciidl adxa awgeed waxan si gaara hanbalyo ugu dirayaa guud ahaan shaqaale waynaha Gudiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo aan leeyahay dhamaantiin ku ciida caafimaad Qabb………

Alle Acmaasha iyo udashada Waajibaadka Xajka haka aqbalo dhamaan muslimiinta xajaysa sanadkan
Alle intii Soo soomanayd Maalmihii Khayrka badnaa haka aqbalo Soonkiyo Cibaadada

Alle Sanadkan Sanadkiisa Haynagu gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo caafimaad qabb ”
Nuux Maxamed Xuseen Gudoomiyaha Gudida Qandraasyada Qaranka Somaliland

COMMENTS
Latest News