18MayNews.com
Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiraya Shacabka Jsl Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed+Fariin Laxidhiidha Munasibada Ciida Oo Gudoomiyuhu Udiray Shaqaalaha Dawlada[Akhri]
May 23, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiraya Shacabka Jsl Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed+Fariin Laxidhiidha Munasibada Ciida Oo Gudoomiyuhu Udiray Shaqaalaha Dawlada[Akhri]

“Camal Suuban, Cibaado San Kuna Ciida Ciid Wanaagsan- Hambalyo Ciid Mubaarak Sanadka Sanadkiisa Bash Iyo Barwaaqo Iyo Caafimaad Qab Ayaan Shacbiga JSL Leeyahay Si Gaara Shaqaalaha Dawlada, Xaasaskooda Iyo Caruurtooda Waxaan La Wadaagayaa Hambalyada Iyo Fasaxa Munaasabada Ciida Al Fidriga.
Sida Jadwalka Fasaxyada Ee Heer Qaran Ku Cad Munaasabada Ciida Fidriga Waxa Shaqada Laga Nasanayaa Oo Fasax Layahay 2 Cisho Oo Ka Bilaabmaya Berri Sabtida Kuna Eeg Axada, Waxaana Shaqada Dib Loogu Soo Noqonayaa Maalinta Isniinta 25/05/2020 Insha Allah. “Ayuu Yidhi Gudoomiye Farxaan Aadan Haybe

COMMENTS
Latest News