18MayNews.com
Gudoomiyihii Wasaarada Waxbarashada Gobolka Maroodijeex Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Gudoomiye Cusub Oo Loo Magcaabay Booskaasi[Faahfaahin]
April 10, 2021 - Written by admin

Gudoomiyihii Wasaarada Waxbarashada Gobolka Maroodijeex Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Gudoomiye Cusub Oo Loo Magcaabay Booskaasi[Faahfaahin]
Magacaabis
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Md.Axmed Maxamed Diiriye ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo ku taariikheysan 10/4/2021 xilka guddoomiyaha waxbarashada gobolka M/jeex ugu magacaabay in uu ahaado Axmed Shariif Ibraahim. Isla markaana xilkii guddoomiyenimo kaga qaaday guddoomiyihii hore ee goblka M/jeex Cabdikariim Cali Caaruf.

No photo description available.

COMMENTS
Latest News