18MayNews.com
Ka Qayb Qaado Dhismaha Iskaa Wax U Qabso Ee Makktabada Buugaagta Ee Magaalada Burco Laga Yagleelaayo
May 2, 2020 - Written by Wariye Yasin Baaldahab

Magaalda burco Ee Gobolka TogdheerAyaa Lagaa Hirgalinayaa Dhismaha Makktabada Buugaagta Burco Library Waxaana Loo Bahaanyahay In Laga Qayba Qaato Dhismahaasi Si Iskaa Wax Uqabso ah Burco Library Waxayna waxbadan Ka Tari Doontaan Jiilka Waxbaranaya Waxayna Noqon Doontaa Isha Aqoonta Laga Qaato

COMMENTS
Latest News