18MayNews.com
Maamulka Sare Ee Maxadka Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Isugu Yimi + [Maxaa Soo Kordhay]
March 18, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Maamulka Sare Ee Maxadka Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Isugu Yimi + [Maxaa Soo Kordhay]

 

Maamulka Sare Ee Maxadka Shaqaalaha Dawlada Oo Saaka Shir Deg Deg Ah Isugu Yimi Ayaa Soo Saarey War Gelin Muhiim Ah

 

WARGELIN

Maamulka Sare Ee Machadka Shaqaalaha Dawladda (Csi And Lgi) Ayaa Maanta Oo Taarikhdu Tahay 18 March Isugu Yimid Shir Degdeg Ah, Isaga Oo Ka Duulaya Go’aankii Ka Soo Baxay Gudidda Ka Hortaga Coronavirus Ee Heer Qaran, Go’aamadii Ka Soo Baxayna Waxa Ka Mid Ahaa Fasaxa Ardayda Machadka Shaqaalaha Dawladda Iyo Dawladdaha Hoose (Csi And Lgi)
Wargalin Fasax Corona Virus
Dhamaan Ardayda Machadka Shaqaalah Dawlda Waxa La Ogaysiisnayaa In Ay Machadku Xidhmi Doono Oo Ay Fasax Gali Doonaan Ka Bilaabmaya Bari 19ka March 2020 Iyada Oo La Tixraacayo Go,Aankii Gudidda Ka Hortaga Coronavirus Ee Heer Qaran Fasaxaas Oo Dhamaan Doona 16ka April 2020. Xiligaas Oo Ay Waxbarashadu Dib U Bilaabmi Doonto.
Jadwalka Iyo Sacadaha Wax Dhigasha Iyo Xiliga La Galayo Waxbaa Iska Badeli Doonaan.
Hadaba Waxa Mar Labaad La Ogaysiinayaa Ardayda Inay Waxbarashad Ku Soo Noqdaa 16ka April May 2020.
Ilaahay Ha Inaga Bad Baadiyo Xanuunkaas.

 

 

COMMENTS
Latest News