18MayNews.com
Marbaa Jira Gumuc Lariday Galaaftay Ninkii Riday”Qalinkii Xamse Xidig[Akhri]
May 20, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Marbaa Jira Gumuc Lariday Galaaftay Ninkii Riday”Qalinkii Xamse Xidig[Akhri]

Dareen shacab waxa uu kayimaada bulsho meel kuwada nool duruufana wadaagta balse inta badan male maalin ugaara e wa wax ka dhasha cadaadis badan dabadeedna qaraxa halmar si lamo filaan ah

Lkn dad dhalinyaro ah markay isu yimaadan qoraan magacyadooda saxeex bixiyaan qaar kale na lahadlaan ku oo ka dhaadhiciyaan fekerka ay wadaan taa macnaheedu waa QORSHE degan cidna wadato

Idinkoo iga raaliya bal inyar ila eega dhaliinyarada kacdoonka ka bilowday somaliland
Maaha kuwo meel kuwada nool
Maaha kuwo mabda xisbi wadaaga
Maaha kuwo reer somaliland ah
Lkn waa dhaliinyaro kala duwan mabda ahaan meela aan kuwada nolayn iyagu

Waxaana ka dhex muuqda kuwo aan mabda a somalilan aaminsanayn sida nadigana loola dhacaayay somaliland mudadii u danbaysay

Iyo kuwo xisbiyo mucaarada ku abtirsada oo taagera

Hadaba waxaa kulmiyay baynu odhan karnaa waxani waa project kayimi deriskeena laguna wiiqayo jiritaanka qarankan barakaysan

Taa waxaa muujinaya

Wakhtiga lagu soo beegay oo ah maalintii qaranimada somaliland oo lala sugaayay

Xubnaha ka dhex muuqda oo ah kuwo sitoosa ugu shaqeeya somaliya

Hafriinyo dadka qaar lahafray sida aqoonyahano cadeeyay inaanay dooc iyo dareen midna ka haysan

Tabasho kasta oo jirta hadana ma siisan karno duminta iyo khasare la mida kii lixdankii oo kale

Kacdoon shacabna tusaale waxaa inoogu filan liibiya iyo wadamada kale ee sookaban waayay

Bashiir Cumar Geelle waa xubin mucaarad oo firfircoon
Bushaaro baandare kunool dalka debediisa wariye ah
Garyaqaan guuled Guuleed Dafac garyaqaan xuquuqal iinsaanka ah
Mahammet kayse bigeeye xubin xaga fbookga ku firfircoon
Cabdirisaaq yuusuf cali terra kucaanbaxay duminta iyo boronbagando usamaynta qaranka

Sidee dareen u wadaagi karaan meel ma wada joogan mabdana ma wada lahayn

Qalinkii Xamse xidig

COMMENTS
Latest News