Muwaadin Uhur Codkaaga Dhalinyarada Da’da Yar Si Aad Uhesho Dal Iyo Dad Horumarsan.
February 19, 2021 - Written by admin
Post Views: 193
Guleed Moh Ismaaciil
Waa Musharax Da’yar Kana Sharaxan Xisbiga Ucid Kana Mida Xildhibaanada Utartamaya Doorashada Golaha Deegaanka Gaar Ahaana Ka Sharaxan Caasimada Hargeisa
Guleed Waxa Uu Kamid Yahay Dhalinyarada Aqoonyahanada Ah Ee La Hubo Inay Door Muuqda Ka Qaadan Doonaan Horumarka Caasimada Isla Markaasina Hargeisa Ka Dhigi Doona Caasimaday U Qalmaysay
Fadlan Muwaadin Codkaaga Uhur Si Aad Berri Uhesho Horumar Aad Ku Naalooto