18MayNews.com
Nuxurka Kulan Dhexmaray Amb Nicolas Berlanga Iyo Maayir Abdikarim Mooge(Xogg)
July 12, 2021 - Written by admin

Nuxurka Kulan Dhexmaray Amb Nicolas Berlanga Iyo Maayir Abdikarim Mooge(Xogg)

Wakiilka Midowga Yurub Nicolas Berlanga, ayaa maanta Hargeysa kula kulmay Duqa Caasimadda Cabdikariim Axmed Mooge.

Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay qorshayaasha Maayir Cabdikariim Mooge, ku doonayo in uu wax kaga beddelo caasimadda Hargeysa iyo sidii Midowga Yurub gacan uga gaysan lahaa.

COMMENTS
Latest News