18MayNews.com
Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Sugan Dalka Kenya [Faahfahin]
November 23, 2020 - Written by shimbir saqiir
Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Booqday Safaarada Somaliland Ku Leedahay Dalka Kenya Waftiga Ayaa Wasiirka Ayaa Safaarada Markii Ay Gaadheen Waxa Ku Qaabilay Safiir Kuxigeen Ka JSL Ufadhiya Dalka Kenya Amb Sharmaake Geele Iyo Hawl Wadeenada Safaradaasi Waftiga Wasiirku Hogaaminayo Ayaa Mudooyinkii Ugu Danbeeyay Hawlo Shaqo Ujoogay Dalkaasi Kenya

COMMENTS
Latest News