18MayNews.com
Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Dalka Ethopia+Saraakiil Iyo Askar Ka Talaabay Xadka…. (Faahfaahin)
November 9, 2020 - Written by admin

Askar iyo Saraakiil Ethiopian ah oo ka gudbay xadka Tigray iyo Sudan.

Warbaahinta maxalliga ah ee dalka Suudaan ayaa ku waramaysa in askar iyo saraakiisha kastamka magaalada xadka ku taal ee Calaw ay u baxsadeen dhinaca waddanka Sudaan, gaar ahaan gobolka
Gadaarif.

Warkan ayaa imanaya iyada oo xiisad militari oo kacsan ay kajirto gobolka Tigray kadib markii Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed uu ku amray militariga in ay faragaliyaan gobolka Tigray ee xasilooni darradu ka jirto.

Madaxweynaha maamulka tigrayga ayaa warbaahinta caalamka u sheegay inuu wadahadal loo baahan yahay.

COMMENTS
Latest News