18MayNews.com
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaacisay In Gebi Ahaanba Beri Laga Ciidi Doono Degaanada Somaliland (War Farxad Leh)
May 22, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaacisay In Gebi Ahaanba Beri Laga Ciidi Doono Degaanada Somaliland (War Farxad Leh)

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Shiikh Cabdulhi Ayaa Hadda Shaaciyey In Maalinta Beri Gebi Ahaanba Laga Ciidi Doono Degaanada Somaliland .

Ciid MubArik ” Kulu Caam Waa Antum Bikhayr ”
https://www.youtube.com/

COMMENTS
Latest News