18MayNews.com
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Warr Cusub Ka Soo Saartay Jaamacada Barwaaqo Iyo Iskuulka Abaarso[Akhri]
August 21, 2021 - Written by admin

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Warr Cusub Ka Soo Saartay Jaamacada Barwaaqo Iyo Iskuulka Abaarso[Akhri]

War-Saxaafadeed.
‐——————————
Sida aad la wada socotaan, waxaa maalmahan soo baxaya tuhunno la xidhiidha Jaamacadda Barwaaqo iyo Iskuulka Abaarso , iyada oo la sheegayo in maamulaha Jaamacaddaasi ay tahay Baadariyad faafinaysa Diinta Kiristanka.
Haddaba, Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo kaashanaysa Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, waxa ay baadhayaan oo ay gacanta ku hayaan tuhunnadaasi soo baxaya. Sidaa daraadeed, dadweynaha waxaa laga codsanayaa in ay dhawraan natiijada baadhitaanka ee arrintani.
Allaa mahad leh.

COMMENTS
Latest News