18MayNews.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland .[Akhri]
May 17, 2020 - Written by admin

Hargeisa (18may-news) Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland .[Akhri]

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dasturka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada Sanad Guurada 29 Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibada 18may .
“ Waxaan Dhambaal Hanbalyo Ah Udiraya Shacabka Somaliland Xuska Sanad Guurada 29 Aad Ee Kasoo Wareegtay Asaaskii Qaranimada Iyo Jiritaanka Somaliland Oo Maanta 29 Sano Jirsatay .
Ilaahay Ha Inoo Siyaadiyo Nabada Iyo Xasiloonida Aynu 29ka Sano Kusoo Wadney Qarankeena Waxaan Kale Oo Alle Inooga Baryaya Inuu Sanadka Sanadkiisa Nimco ,Barwaaqo Iyo Aqoonsi Buuxa Inagu Gaadhsiiyo ‘ Ayuu Yidhi Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Adem Cilmi Oo Ku Sugan Degmada Ceel Afweyn Kana Mid Ah Wefti Culus Oo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Hogaaminayo .

Maxamed Xaaji Adem Cilmi
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland .

COMMENTS
Latest News