18MayNews.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada 26 June Awgeed .
June 25, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada 26 June Awgeed .

Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadem Cilmi Ayaa Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland Munaasibada 26 June Awgeed .

Shacabka Somaliland Lixdankii Sano Ee Udanbeeyay Waxay Dunida Tuseen Tusaale Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Sida Loo Abuuro Nabad Waarta ,Xasilooni Iyo Qaran Shaqaynaya “ Ayuu Yidhi Wasiir Maxamed Xaaji Adem Cilmi .

Ilaahay Maalintan Maalinteeda Bash Bash ,Barwaaqo Iyo Inagoo Aqoonsi Caalami Ah Dunida Ka Helay Ha Inagu Gaadhsiiyo .

COMMENTS
Latest News