18MayNews.com
Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Oo Dhambaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland [Akhri]
May 23, 2020 - Written by Nour Moh

Hargeisa (18may-news)

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Oo Dhambaal Hanbalyo Ah Udirey Shacabka Somaliland [Akhri]

 

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Adem Cilmi Ayaa Dhanbaal Hanbalyo Ah Udirey Ummada Islaamka Gaar Ahaan Shacabka Somaliland Munaasibad Ciidul Fidriga Awgeed .

Waxa Kale Oo Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland  Hanbalyo Taas Lamid Ah Udirey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ,Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Ciidamada Kala Duwan Ee Qalab Sida Oo Uu Alle Ka Codsaday In Ilaahay Sanadkan Sanadkiisa Barwaaqo ,Bash Bash Iyo Aqoonsi Buuxa Oo Aynu Dunida Ka Helo Alle Inagu Gaadhsiiyo .

Ciid Mubaarig “ Kulu Caam Wa Antum .

 

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Somaliland

Maxamed Xaaji Aadan Cilmi .

COMMENTS
Latest News