18MayNews.com
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdulahi Muuse Iyo Xil Cali Cabdi Dheere Oo Kulan
Mahadnaq Ah Uqabtey Dadkii Laso Shaqeeyay Ee Gobolka Maroodi Jeex Xiligi Lagu Jirey Ololaha Doorashada .(Faah Faahin)
August 11, 2021 - Written by admin

Xildhibaan Cabdirashiid Cabdulahi Muuse Iyo Xil Cali Cabdi Dheere Oo Kulan
Mahadnaq Ah Uqabtey Dadkii Laso Shaqeeyay Ee Gobolka Maroodi Jeex Xiligi Lagu Jirey Ololaha Doorashada .(Faah Faahin
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdulahi Muuse Iyo Xil Cali Cabdi Dheere Oo Kulan
Mahadnaq Ah Uqabtey Dadkii Laso Shaqeeyay Ee Gobolka Maroodi Jeex Xiligi Lagu Jirey Ololaha Doorashada .
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdulaahi Muuse Oo Ka Mid Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Iyo Xildhiban Cali Cabdi Dheere Oo Ka Mid Ah Golaha Degaanka Berbera Ayaa Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Ku Maamusay Dadkii Lasoo Shaqeeyay Ee Ku Sugnaa Gobolka Maroodi
Waxana Kulanka Kasoo Qayb Galay Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Siciid Mire Faarax ,Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka Dawlada Degaanka Somalida Itoobiya .
Waxana Ugu Horeyn Kulanka Ka Hadley Xildhibaan Cabdirashiid Cabdulahi Muuse ‘Cagowayne Oo Sharaxay Ujeedka Guud Ee Kulanka Isagoona Dhamaanba Cid Kasta Oo Ka Qayb Qaadatay Sidii Uu Xildhibaan Unoqon Lahaa Uga Mahadnaqey Garab Istaagooda .

COMMENTS
Latest News