18MayNews.com
Xogahayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Guud Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidalfidriga Awgeed[Faahfaahin]
May 22, 2020 - Written by admin

Hargeisa(18may-news)
Xogahayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Guud Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidalfidriga Awgeed[Faahfaahin]
Mudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Xogahayaha Guud Ee Golaha Wakiiilada Somaliland Waxa Uu Dhanbaal Hanbalyaa Udirayaa Guud Ahaanba Shucubta Islaamka Gaar Ahaan Ummada Reer Somaliland Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed
‘’Alle Dhamaanteen Haynaga Aqbalo Acmaashii Cibaadadii Iyo Soonkii Aynu Soo Soomanayn Muddadii Bisha Ahayd Waa Bisha Barakaysane Ramaadaane
Waxan Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Urajaynayaa In Alle Sanadkan Sanadkiisa Uu Inagu Gaadhsiiyo Nabad Qabb Iyo Citiraaf Buuxa’’ Ayuu Yidhi Xoghayuhu
kullu am wa antum bi-khair

COMMENTS
Latest News