18MayNews.com
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shacabka JSL Munasibada Ciidal Adxa Awgeed
July 19, 2021 - Written by admin

Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shacabka JSL Munasibada Ciidal Adxa Awgeed

“Hanbalyo

Waxan Dhanbaal Hanbalyaa Udiraya Dhamaan Shucuubta Islamka Gaar Ahaan Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal-Adxa Awgeed Oo Ku Beegan Maalinta Berriya

Alle Sanadkan Sanadkiisa Haynagu Gaarsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Caafimaad Qabb

Alle Acmaasha Haka Aqbalo Xujayda Taagan Carrafa
Alle Soonka Haka Aqbalo Danbigoodana Hadhaafo Inta Sooman Maanta

Aamiin Aamiin Aamiin

Xoghaya Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Abdirisak Said Ayanle”

COMMENTS
Latest News