|
|||||
18MayNews.com
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shacabka Somaliland Munasibada Ciidal-Adxa Awgeed”
July 30, 2020 - Written by adminMudane Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Ayaa Dhanbaal Hanbalyaa Udiray Shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal Adxa Awgeed كل عام وأنتم بخير وعيدكم مبارك، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
COMMENTS
|
Latest News
|